Maxkamad maanta lasoo taagay Siyaasi iyo Odayaal dhawaan ay xireen Ciidamada Puntland

Waxaa maanta maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida maamulka Puntland lasoo taagay siyaasi iyo Odayaal dhawaan ay xabsiga dhigeen ciidamada amaanka maamulka Puntland. Siyaasiga iyo Odayaasha maanta maxkamada kasoo muuqday ayaa lagu eedeeyay kicin dadweyne kadib markii si adag uga soo horjeesteen heshiiska Imaaraadka kula wareegay Dekadda magaalada Boosaaso. Dhageysiga Dacwadaha loo heestay Siyaashgiga … Continue reading Maxkamad maanta lasoo taagay Siyaasi iyo Odayaal dhawaan ay xireen Ciidamada Puntland